Cabdiraxmaan Cabdishakuur oo si adag uga fal celiyay Warkii kasoo yeeray Gudoomiyaha Aqalka Sare

Siyaasiga Cabdiraxmaan Cabdishakuur Warsame ayaa si kulul uga fal celiyay Wareysi uu bixiyay Gudoomiyaha Aqalka sare Cabdi Xaashi Cabdulaahi oo dhiibistii Qalbi dhagax dusha ka saaray Taliyihii hore ee NISA Cabdulaahi Sanbaloolshe. Halkan ka Akhriso Qoraal uu arintan kaga hadlay Mr Warsame Gudoomiyaha Aqalka Sare mudane Cabdi Xaashi wuxuu ogolaaday in uu noqdo denbi qariye, … Continue reading Cabdiraxmaan Cabdishakuur oo si adag uga fal celiyay Warkii kasoo yeeray Gudoomiyaha Aqalka Sare